Taarikhda Madaxweynaha KGS
Waa Hogaamiyaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliiya sheekh Aadan Madoobe Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku dhashay degmada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool 15 Apr 1956
Aaden Maxamed Nuur Madoobe Waxa uu horay u soo noqday Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Ururka RRA, ka hor inta uusan ku biirin Dowladdii KMG aheyd, isagoo soo noqday Wasiirka Cadaaladda iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka KMG ah, sannadihii 2007 ilaa 2010. Taas oo ka dhigan in markii labaad uu xilkan qabanayo.
Hormarka degaanka iyo kaabiyaasha dhaqaalaha
0+
Mashaariic dhamaaday
0+
Gole degaan
0%
Dhaqaalaha Gudaha
0
Milyan USD Miisaaniyad



![WhatsApp_Image_2026-10-14_at_10.37.04_AM_(1)[1]](https://presidency.sw.so/wp-content/uploads/2026/10/WhatsApp_Image_2026-10-14_at_10.37.04_AM_11-400x250.jpeg)

